CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Maxaabiis ciqaab looga dhigo in Ilkaha Kelbad lagaga saaro ka dib markii ay ku nabadgeli waayeen

Qaraab ka mid ah maxaabiista ku jira xabsi ku yaala magaalada Manila ee dalka Philippines ayaa laga guraa kelbad lagaga guraa ilhahooda iyada oo aan la isticmaalayn dawooyinka xanuunka aan dareenayn qofka. Adeegga caafimaad oo bilaash ah ee ilkaha laga gurayo maxaabiista oo ay bixisay dawladda dalkaasi oo u badan kuwa dhaqaale-darradu haysato. Nooca daawayntan arxan-darrada ah ayaa ah ciqaab loogu darayo maxaabiista kadib markii ay hub-ahaan isugu adeegsadeen ilkahooda oo labadii qof ee dagaalamaaba ilmkahooda isu maciinsanayaan.

Maxaabiista oo muuqda iyaga oo xidhan dharkii xabsiga, waxa ilkaha ka saaraya dhakhaatiir shaqadoodu tahay ilkaha kuwaas oo xataa aan u ogolaanayn inay siiyaan dawooyin si uu xannuunkooda ugu fududaado. 


Comments are closed

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE