XISBIGA WADDANI OO JAWAAB ADAG Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Caddani

Hargeysa, (Ogaal)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Caddani, islamarkaanna ugu baaqay inuu shaqadiisa ku koobnaado.

Pin It