Gudoomiye Cirro Muxuu Ka Yidhi Dood Lagu Marti-qaaday Oo Imaanshiyaheeda Ka Gaabsaday?

Hargeysa, (Ogaal)-Gudoomiyaha xisbiga Waddan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa beeniyay inuu jiray dood saddexda xisbi lagu marti-qaaday uu ka gaabsaday imaanshaheedda. Guddoomiye Cirro siddaa wuxuu ku sheegay shirjaraaid oo uu caawa ku qabtay magaaladda Hargeysa.

Halkan ka dheeho muuqalka oo dhammaysatiran:

 

Pin It