Maxkamadda G. Sanaag Oo Xukunno Isugu Jira Dil Iyo Xabsi Ku Riday Lix Eedaysanne

Hargeysa, (Ogaal)-Maxkamadda gobolka Sanaag ayaa maanta xukuno iskugu jira dil toogasho ah iyo xabsi waxay ku ridey Lix eedaysane oo kiisas kala duwan loo haystay isla markaana uu ku jiro nin aabihii gawracay.

Pin It