Ma Dhabbaa Inuu Duur Dib Ugu Laaban Doonno Xisbiga Kulmiye

Hargeysa, (Ogaal)-Wasiirkii horre ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay halka uu uga diga-rogan doonno Xisbiga Waddani Oo uu imika ka mid yahay siyaasiyahannadda mus-dambeedka ah.
Sidaa wuxuu Duur ku sheegay mar uu u warramayay barnaamijka Hal-adayg.

Pin It