Burco: Mudaharaad Salmi Ah Oo Ka Dhacay Yiroobe

Hargeysa (Ogaal)-Bulshada deegaanka Yiroobe ee degmada Burco ayaa dhigay mudaharaad salmi ah oo ay kaga soo horjeedaan xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE,waxaana ay dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda iyaga oo ka dhawaajiyey inaanay helin baahiyaha aasaaasiga ah.

Pin It