Komishanka Oo Farriin Hanjabad Ah U Diray Xisbiyadda Waddani Iyo Kulmiye

Hargeysa, (Ogaal)-Guddiga anshaxa ee komishanka qaranka Somaliland ayaa ka hadlay loolanka siyaasadeed ee adag ee Burco ku dhex maraya xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE,sidoo kalena waxay xisbiyadaasi  ugu hanjabeen inay talaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan hadii ay jabiyaan shuruucdii lagu heshiiyey.

Pin It