Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Xaaladdiisa Caafimaad Oo Bulshadda Werwer Ku Ridday

Hargeysa, (Ogaal)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xaaladdiisa caafimaad isagoo ku sugan dalka isu-tagga imaaradka carabta. Xaaladda caafimaad ee xilligan ayaa bulshaddu isugu jawaabaysay baraha bulshaddu ku kulanta.
Madaxweynaha ayaa si toos ah u soo horfadhiistay warbaahinta.
Halkan ka daawo Muuqaalka oo dhammaystiran:

Pin It