Madaxtooyadda Oo Ka Hadashay Xaaladda Madaxweynaha

Hargeysa, (Ogaal)-Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland, ayaa beeniyay inuu xannuunsanayo Madaxweynaha Somaliland. Islamarkaanna wuxuu sheegay in madaxweynaha laga daayo habbaarka oo loo soo duceeyo.

Pin It