Wasiiro Xukuumadda Siilaanyo Ah Oo Ka Hadlay Heshiiskii Kooxda Khaatumo

Hargeysa, (Ogaal)-Wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ayaa ka hadlay wada hadalkii magaalada Hargeysa ugu soo gabogaboobmay dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo isla markaana ay kasoo baxeen qodobo dhawr ah oo ay kala saxeexdeen labada dhinac.

Pin It