Somaliland: Xukunno Ugub Ah Oo Lagu Riday Eedaysanayaal Xaaraan Cunay Bisha Ramadaan

Hargeysa, (Ogaal)-Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukuno kala duwan oo iskugu jiran xadhig iyo ganaax lacageed ku xukuntay 7 Eedayne oo Xaaraan Quutayaal ah oo lagu soo qabtay iyaga oo xaaran cunaya bisha barakaysan ee Ramadan.

Pin It