Gudoomiye Saleebaan Muxuu Ka Yidhi Go’aanka Xukuumaddu Ka Qaadatay Khilaafka Khaliijka

Hargeysa, (Ogaal)- Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa saaka mar ay warbaahinta Somaliland xafiiskiiiga ugu tagtay waxa uu ka hadlay Go’aanka ay xukuumadda Somaliland ku taageertay xulufada Sucuudiga iyo Imaaraadku hogaaminayo,cabasho ay dhawaan culimada Qaadiriyadu ay u gudbiyeen golaha Guurtida iyo arrimo kale oo doora oo warbaahintu wax ka waydiisay.

Pin It