Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Doorashada Madaxtooyadu Dalka Ka Dhacayso

Hargeysa, (Ogaal)-Gudoomiyaha guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee ay dalka ka dhacayso doorashada madaxtooyada Somaliland.

Pin It