Madaxtooyadda Somaliland Oo Markale Ku Celisay Sababta Loo Baajiyay Xuska 18 May

Hargeysa, (Ogaal)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha sanadkan loo  baajiyey xuska 18 May,isaga oo sidoo kalena ka warbixiyey guddiga cusub ee madaxwayne Siilanayo magacaabay.

Pin It