Abwaan Yuusuf Shaacir  Oo Maanso Ku Cabiray Siyaasadd Xumada Dalka Ka Jirta Iyo Siyaasadaha Gurracan Ee Waqtigan Taagan

Hargeysa, (Ogaal)-Abwaan Yuusuf Shaacir oo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,waxaana uu abwaan Yuusuf Shaacir ibo furey gabayo duraya siyaasadaha gurracan ee wakhtigan taagan,sidoo kalena abwaanku waxa uu badka soo dhigay dhibaatooyinka Somaliland ka jira.

Pin It