Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Calamadda Xisbiga Waddani Oo Gumaad Lagu Hayo, Xilli Xisbigu Qaylo-dhaan Ka Muujiyay

Hargeysa(Ogaal)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ayaa jawaab ka bixisey eedaymo ay usoo jeediyeen xukuumadda masuuliyiinta xisbiga WADDANI isla markaana ay sheegeen in xukuumaddu ay hoos u dhigtay calamaantii xisbiga WADDANI ee ka taagnaa deegaano badan oo u dhaxeeya Berbera iyo Hargeysa.

Pin It