Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa U Jihaysatay Magaalo Xeebeedka Berbera Iyo Nuxurka Socdaalkiisa

Hargeysa, (Ogaal)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa galabta u baqoolay magaalo xeebeeda Berbera. Islamarkaanna Safarka Madaxweynaha ayaan lagu sheegey inuu kaga qayb geli doonoo magaalada Berbera in uu dhagax dhigo dekad cusub oo magaaladaasi ka dhiseyso shirkada Dp World .

Dhinaca kale socdaalkan madaxweynaha ayaan la sheegin muddada uu joogi doono magaaladaasi iyo inuu beri u soo laaban doonno dhinaca caasimadda.

images

Pin It