Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Qoonsaday Hadal Ka Soo Yeedhay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Hargeysa, (Ogaal)-Xisbiga UCID ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo kasoo yeedhay wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo ay kaga hadashay dacwadii ay xisbiga UCID ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsan golayaasha deegaanka Somaliland iyo waliba kalfadhi ay xildhibaanada degmada Saylac xilkii kaga qaadeen maayarka degmada Saylac

Pin It