Xukuumadda Oo Ka Hadashay Maayir Xilka Laga Qaaday Iyo Dacwadda Xisbiga UCID

Hargeysa, (Ogaal)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadashay maayarkii degmada Saylac oo ay xildhibaanada golaha deegaanku xilka ka qaadeen iyo waliba dacwadii ay masuuliyiinta xisbiga UCID ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsan golayaasha deegaanka Somaliland.

Pin It