Guddiga Nabadgaliyada Gobolka Togdheer Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Xaalad Nabad Galiyo Darro Oo Ka Jirta Gobolkaas

Hargeysa, (Ogaal)-Guddiga nabadgaliyada gobolka Togdheer ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay go’aamo adag kaaso xaalad nabad galiyo daro oo maalmihii u danbeeyey ka taagnayd gudaha gobolka Togdheer,waxaana sidoo kale ay shaaca ka qaadeen tirada dad Bil gudaheed lagu diley gudaha magaalada Burco.

Pin It