Suldaan Cusub oo beesha Cabdiraxmaan Sacad Hargeisa Ku Caleemo Saareen+Muuqaal

hhhHargaysa(Ogaal)-Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan Jaamac Cismaan, oo maanta si ballaadhan  Maanta loogu caleemo-saaray Magaalada Hargeysa.

Munaasibad si qurux badan loo agaasimay oo loo asteeyey caleemo-saarka suldaanka cusub, ayaa waxa ka qaybgalay dadweyne ka badan 1000 qof oo kala metalayey inta badan gobollada Somaliland. kooxaha ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka, dhallinyaro, haween iyo marti sharaf kale.

Pin It