Guddiga Doorashooyinka Iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Yeeshay Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadlay  

Hargeysa, (Ogaal)-Guddiga komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta iskugu yeedhay masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ee WADDANI,UCID iyo WADDANI,waxaana ay kala hadleen wakhtigga ay bilaabmayaan qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha Somaliland.

Pin It