Tacsi

Khadar Jaamac Dirir, Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Faysal Afgaab, Cabdifataax Ismaaciil Caarshe, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Khadar Iid Kaariye.

Dhammaan Asxaabtaasi waxay Tacsi-tiiraanyo leh u dirayaan Deeqa Xuseen Naaleeye oo ahayd hooyadda Dhashay mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir oo maanta ku geeriyootay magaaladda Hargeysa, berinna lagu aasi-doonno xabaalaha Naasa-hablood.

Waxayna marxuumadda ilaahay uga baryayaan inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabaddii ay ka baxdayna Samir iyo Iimaan innaga siiyo.

Aamiin…………Aamiin…………….Aamin

 

Pin It