CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Dalalka adduunka ugu farxadda badan iyo sida ay u kala horreeyaan

Farxad waxa ay qayb weyn ka qaadataa dareenka iyo aragtida umadaha kale ka aaminsan yihiin dadka goob u wada nool. Farxadda waxa aasaas u noqda qanacsanaanta nolosha iyo qaddarka lacag ah ee dakhliga u ah. In kasta oo qiimayntani ay dhinac ka raran tahay isla markaana aan ay meesha ka maqan tahay cid aqoon u leh diinta Islaamka iyo sida dadka Muslimiinta ahi ugu qanacsan yihiin nolosha, waa hubaal in qof kasta oo Muslim ahi aaminsan yahay inaanay jirin farxad ka haddii uu si wanaagsan u raaco Kitaabka Quraamka Kariimka ah iyo Sunnaha Nebiga (NNKHA). Haddana, qiimayntan waxa aynu u soo qaadanayna sida ay aaminsan yihiin dadka kale iyo aragtiyahooda.

Farxadda dhammayska tirani maaha mid si sahlan ku timaadda. Qiimayntan oo ay sameeyeen cilmi-baadhayaal mahcadka Gallup World Poll waxa ay ka hawl-galeen kumanaan deegaan oo ka tirsan 155 dal oo adduunka ka tirsan intii udhaxaysay 2005 ilaa 2009 si ay u cabbiraan laba nooc oo xaaladaha nolosha wanaagsan ah.

Ugu horrayn, waxa ay su’aaleen dadkii ka qayb-galay sida ay ka dareemaan kalsoonida ay ku qabaan noloshooda, waxaanay jawaabahooda u kala horreysiiyeen nidaam u dhigan ‘Qiimayn nololeed’ oo darajadeedu u dhaxayso 1 ilaa 10. Dabadeed, waxa ay weydiiyeen su’aalo ku saabsan sida ka dareemayaan xaaladda uu ku sugnaa maalmihii hore. Jawaabahaasi waxa ay u ogolaadeen cilmi-baadhayaasha inay darajeeyaan waayo-aragnimada ay helayeen maalin walba, oo ay ka mid yihiin sida haddii uu dareemo degenaansho wanaagsan, ixtiraam, caafimaad wanaagsan iyo inuu ku kalsoon yahay xaaskiisa/xaaskeeda haddii uu jiro.

Liiska dalka Caalamka ugu farxadda badan waa kuwan sida ay u kala horreeyaan

NO

MAGACA DALKA QAARADDA
1 Denmark Europe
2 Finland Europe
3 Norway Europe
4 Sweden Europe
4 Netherlands Europe
6 Costa Rica Americas
6 New Zealand Asia
8 Canada Americas
8 Israel Asia
8 Australia Asia
8 Switzerland Europe
12 Panama Americas
12 Brazil Americas
14 United States Americas
14 Austria Europe
16 Belgium Europe
17 United Kingdom Europe
18 Mexico Americas
18 Turkmenistan Asia
20 United Arab Emirates Asia
21 Venezuela Americas
22 Ireland Europe
23 Puerto Rico Americas
23 Kuwait Asia
23 Iceland Europe
26 Colombia Americas
26 Jamaica Americas
28 Cyprus Asia
28 Luxembourg Europe
30 Trinidad and Tobago Americas
30 Argentina Americas
30 Belize Americas
33 Germany Europe
34 El Salvador Americas
35 Chile Americas
35 Uruguay Americas
35 Qatar Asia
38 Guatemala Americas
38 Malta Europe
40 Czech Republic Europe
40 Italy Europe
42 Honduras Americas
43 Spain Europe
44 Dominican Republic Americas
44 France Europe
46 Bolivia Americas
46 Ecuador Americas
48 Paraguay Americas
48 Bahrain Asia
50 Guyana Americas
50 Greece Europe
52 Nicaragua Americas
52 Jordan Asia
54 Belarus Europe
54 Kosovo Europe
56 South Korea Asia
56 Poland Europe
58 Saudi Arabia Asia
58 Pakistan Asia
58 Slovenia Europe
61 Croatia Europe
61 Montenegro Europe
63 Malawi Africa
63 Peru Americas
63 Moldova Europe
63 Lithuania Europe
67 Libya* Africa
67 Botswana Africa
67 Cuba* Americas
70 Kazakhstan Asia
70 Taiwan Asia
70 Portugal Europe
73 South Africa Africa
73 Lebanon Asia
73 Russia Europe
73 Ukraine Europe
73 Romania Europe
73 Slovakia Europe
79 Thailand Asia
79 Bosnia and Herzegovina Europe
81 Iran Asia
81 Hong Kong Asia
81 Singapore Asia
81 Japan Asia
85 Somaliland Africa
85 Algeria Africa
85 Nigeria Africa
85 Uzbekistan Asia
85 Indonesia Asia
90 Estonia Europe
91 Myanmar* Asia
91 Bangladesh Asia
91 Serbia Europe
94 Malaysia Asia
94 Philippines Asia
96 Cameroon Africa
96 Tunisia Africa
96 Zambia Africa
96 Yemen Asia
96 Vietnam Asia
96 Palestinian Territories Asia
96 Macedonia Europe
103 Turkey Asia
103 Kyrgyzstan Asia
103 Azerbaijan Asia
103 Hungary Europe
103 Albania Europe
108 Central African Republic Africa
108 Ethiopia Africa
110 Namibia Africa
110 Angola Africa
110 Armenia Asia
110 Iraq Asia
110 Latvia Europe
115 Mozambique Africa
115 Egypt Africa
115 Mauritania Africa
115 Zimbabwe Africa
115 Morocco Africa
115 Sri Lanka Asia
115 India Asia
115 Syria Asia
115 Georgia Asia
115 Afghanistan Asia
125 Kenya Africa
125 Ghana Africa
125 China Asia
128 Congo (Brazzaville) Africa
128 Guinea Africa
130 Sudan Africa
130 Djibouti Africa
130 Madagascar Africa
130 Nepal Asia
130 Mongolia Asia
130 Laos Asia
130 Tajikistan Asia
137 Uganda Africa
137 Tanzania Africa
137 Senegal Africa
137 Bulgaria Europe
141 Chad Africa
141 Liberia Africa
141 Mali Africa
144 Ivory Coast Africa
144 Congo (Kinshasa) Africa
144 Benin Africa
144 Haiti Americas
148 Niger Africa
148 Rwanda Africa
148 Burkina Faso Africa
148 Sierra Leone Africa
148 Cambodia Asia
153 Comoros Africa
153 Burundi Africa
155 Togo Africa

Comments are closed

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE