Abwaan Cabdirisaaq Qamuunyo Oo Maanso Ku Baroor-diiqay Marxuun Cabdiweli F.Jaambiir

Wariye Quman buu ahaa,
Suxufi Qaran buu ahaa,
Xoriyad Qawl buu ahaa,
Halyay Qaaliyuu ahaa,
Qadhaabsiga muu aqoon,
Qabaxda ruux kuma sasaban,
Dadkana muu kala qoqobin,,,,,,,,,,,,,

CABDIWALI-FAARAX-JAAMBIIR-AFTAHANNEWSdd-254x300Cabdiwali Faarax Jaambiir, Shakhsiyad Qiimayn inaga mudan, ILAAHAY qabriga haw nuuro wuxuu ahaa, sxbkay waxan aaminsanahay in aanu iga Fogaanin… xitaa haduu xabaal galay. Cabdiwali wuxuu ahaa Macalinkaygiii Luqada Ingiriisga. ILAAAHAY qabriga haw nuuro.

Pin It