Tan iyo intii ay soo baxday warqada warbaahinta qaarkeed ku sheegeen inay shaacisay xidhiidh lacageed oo dhex maray Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Guddoomiyaha Baanka Jabuuti Jaamac Maxamuud Xayd, ayaa waxay is-waydiin leh warqadan dhumadiga ah halka ay ka timi, sida ay u qoran tahay, inay sharci tahay [...]
Port needs investment to support the thriving livestock industry in Somaliland, where there are more animals than people. With its stretches of wasteland covered with rubbish and dotted with rubble and ruined buildings, its scruffy vendors’ shacks and broiling heat, the coastal town of Berbera is no beauty spot. A former British protectorate, Somaliland was created in [...]
9:18 pm | Posted in
SOMALILAND |
Read More »
Hargeysa, 28 July, 2012 (Ogaal)- Xildhibaan Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) oo ka tirsan Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa isla markaana ka mid ah Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa waxqabasho la’aan Dawladda Hoose ee Hargeysa ku tilmaamay astaan u taagan Xisbigii talada dalka lagala wareegay ee UDUB, isaga oo u nisbeeyey in Maamulka iyo aqlabiyadda [...]
Hargeysa, 28 July 2012 (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay hakiyaan wada-hadalladii u socday Soomaaliya sababo la xidhiidha loolanka loogu jiro madaxweynihimada Soomaaliya kana dhur-sugayaan inta dawlad cusub ay ka dhalanayso dalkaas. Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa sheegay inay fursad siinayaan Siyaasiinta wada-hadallada gadh-wadeenka u ahaa iyo Guud ahaanba Hoggaan cusub [...]
Hargeysa, 28 July, 2012 (Ogaal)- Maayarka degmada Boon Maxamed Khayre Dhimbiil oo ay weheliyeen xoghayaha fulinta dawladda Hoose iyo sarkaal kale, ayaa habeen hore daad qaaday iyaga iyo gaadhigii ay wateenba, haseyeeshee ka badbaaday shilkaas kadib muddo ka badan 24 saacadood ah oo ay ku jireen dooxa tuulada Ceel-gaal oo daadku ku qaaday. Maayarka degmada [...]
Damalo, 28 July, 2012 (Ogaal) – Shir-beeleed muddo dhawr maalmood ah ka socday deegaanka Damala-Xagare oo ku yaala Woqooyi-bariga gobolka Sanaag, ayaa laga soo saaray go’aamo deegaankaas lagaga mamnuucayo dhuxulaysiga oo xaalufiyay dhirtii deegaankaas. Madax-dhaqameedka shirku u furmay waxa ay isku raaceen in gabi ahaanba la joojiyo jaridda dhirta, isla markaana in dhuxulaysatada laga caydhiyo deegaankaas oo ay [...]
Gargaara, 28 July, 2012(Ogaal)- Shuban xoog leh, ayaa la sheegay in uu ka dillaacay deegaamada Gargaara-bari iyo Riigga oo ka tirsan degmada Lughaya ee gobolka ee Awdal, dhulkaas oo ay ku dhufteen abaaro baaxad leh oo sababay barakac baahsan. Ugu yaraan afar qof oo carruur, ayaa ay wararku sheegeen in la gaadhsiiyay gaabo caafimaad oo [...]
8:52 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Hargeysa, 26 July, 2012 (Ogaal)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland isla markaana ah guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war ay waraabinta qaarkood baahiyeen kaas oo lagu sheegay in Guddoomiyaha Baanka Jabuuti Jaamac Maxamuud Xayd lacag ku caawiyey Guddoomiye Cabdiraxaan Cirro. Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu waxa uu sheegay inaanu [...]
Hargeysa, 26 July, 2012 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa shalay ka warbixiyey weerar ay malleeshiyaadka nabad-diidka ee kooxda Khaatumo habeen hore ku soo qaadeen fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee Sool-jooto ee aagga Buuhoodle. Md. Cadami oo shalay u warramayey warbaahinta ayaa caddeeyey in xubno ka tirsan maleeshiyaad nabad-diid ah oo [...]
Hargeysa, 26 July, 2012 (Ogaal)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shalay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera, ka dib markii uu muddo sannad iyo dheeraad xaalado caafimaad ugu maqnaa dalka Ingiriiska. Guddoomiyaha Guurtida waxa madaarka ku soo dhaweeyay Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida Sh. Axmed Sh. Nuux [...]
8:46 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »