CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

War-murtiyeed laga soo saaray Kulan magaalada Dubai ku dhexmaray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya

Dubai, 28 June, 2012 (Ogaal)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo Madaxweynayaha Somalia Shariif Sh. Xasan, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Shirka Dhexmaray labada madaxweyne oo daba-socday go’aamadii lagu gaadhay shirarkii hore loogu qabtay dalalka Ingiriiska iyo Turkiga, ayaa lagaga wada-hadlay sii xoojinta qodobbo hore loogu heshiiyey [...]

Shirka Daallo: Dhawaaqa Gudida Qabanqaabada ee furitaanka + Hanjabaadda Maayarka Ceerigaabo & Dhimista Tirada Madax-dhaqameedka Habar/yoonis oo hoosta laga xarriiqay

Hargeysa, 28 Juun 2012 (Ogaal)- Gudida qabanqaabada shirka lagu wado inuu uga furmo beelaha Habar/yoonis Buurta Daallo ee magaalada Ceerigaabo, ayaa shalay mar kale ku celiyay inuu shirkaasi u furmayo sidii loogu talogalay. Gudidan oo dadweynaha la hadlayay mar ay gaadheen goobta shirku ka dhacayo shalay, ayaa sheegay inaanay waxba iska bedelin waqtigiisii. Hase yeeshee, [...]

Guddoomiye Durraan oo Waraysi Gaar ah kaga Warramay Xaaladdiisa Caafimaad iyo Wakhtiga uu dalka ku soo laabanayo

Hargeysa, 28 June, 2012 (Ogaal)- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Cabdirashiid Maxamed Durraan, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay halka Xaaladdiisa Caafimaad marayso iyo wakhtiga uu dalka ku soo laabanayo. Guddoomiye Durraan oo Khadka telefonka ugu warramay wargeyska Ogaal isaga oo ku sugan dalka Jabuuti oo tan iyo muddadii uu dhaawacu soo gaadhay xaaladdiisa caafimaad lagu [...]

Laanta Socdaalka Somaliland oo Faahfaahin ka bixiyey gabdho yaryar oo laga tahriibinayey Madaarka Berbera

Hargeysa, 28 June 2012 (Ogaal)- Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa shalay magaalada Hargeysa ku soo bandhigay 12 Carruur ah oo dhammaantood hablo ah kuwaas maalintii Dorraad ay ciidamada Booliska Madaarka magaalada Berbera ku qabteen iyaga oo saran diyaarad ka timi magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Laba iyo tobankan carruurta ah ayaa da’doodu aad u yaryar [...]

Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo shalay u ambo-baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Hargeysa, 28 June, 2012 (Ogaal)- Madaxweynaha JSL iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal ugu ambobaxay Dalka Isutagga imaaraatka Carabta, iyagoo halkaa kaga qayb geli doona wejigii labaad ee wadahadalada Somaliland ay kula jirto dalka Somalia. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo shalay galab ka duulay madaarka caalamiga ah ee Magaalada Berbera , ayaa waxaa [...]

Urur-siyaasadeedka Waddani oo magacaabay maamulka heer gobol ee Awdal iyo kuwa degmada Boorama

Hargeysa, 28 June, 2012 (Ogaal)- Urur-siyaasadeedka Wadani oo ka mid ah lixda urur ee cusub ee saddexda xisbi ee kumeel-gaadhka ah kula tartamaya doorashooyinka Deegaanka Somaliland, ayaa shalay dhisay maamulkooda heer gobol ee Awdal iyo ka degmada Boorama. Sida lagu sheegay qoraal ay ku saxeexan yihiin guddoomiye kuxigeenka 1aad ee ururkaas Axmed Muxmed Seed, Dr. [...]

Somaliland’s Foreign Policy: A Daring, Dedicated and Decisive Policy

The “Cage Policy” of the past is no more applicable at this time: We live in a dangerous, unpredictable and volatile world. The diplomatic relations between countries cannot always be taken for granted. Due to economic, strategic or security reasons the existing relationships between two countries may change or worsen at any time. Therefore, in [...]

Somaliland President Departs to UAE for Talks with his Somalia Counterpart

The delegation led by the president H.E Ahmed Mahmoud Silanyo departed for the United Emirates Commercial hub of Dubai from Berbera international airport where he was seen off by a multitude of Somalilanders that included political, parliamentary, government and traditional leaderships.

Somaliland: 52nd Somaliland Independence and Somaliland-Somalia Dialogue in London

Secretary of State for the Colonies (1959-1961) Iain Macleod announced independence of Somaliland after extensive meetings with Somaliland politicians including Statesman Mohamed H. I. Egal in London on constitution and independence related topics.

Somaliland: Army to Review Death Sentences Imposed on Civilians

This was divulged by the minister of defence Hon Ahmed Haji Adami during his ministerial annual briefing to parliament’s House of Representatives where the MPs were informed that the army is full control of all national boundaries.

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE