CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Somaliland: Sarar Regional Court Established

By: Yusuf M Hasan AINABO (Somalilandsun) – The ministry of justice has established a high court at the recently established Sarar region. The regional high court which will have its seat at Ainabo town and will be officiated by Sheikh Hasan Sh.Salah Hasan who was elevated to a full judge upon his transfer from Gara’adag [...]

Somaliland: The Belgium Somaliland Conference

BRUSSELS – Somalilanders in the Diaspora never had it so well. The success of the Washington DC conference was followed by an equally important and inspiring two day conference on Friday 25 and Saturday 26 May 2012; this time the conference was held in Brussels – the European Union capital was organised by the Somaliland [...]

Somaliland Continues To Reach New Heights In The Midst Of Europe

By: Salma Sheik Somaliland Diaspora in Belgium managed, successfully, to coordinate series of historic events that lasted for two days. On 25th May 2012, the Diaspora, led by Mahamud Sayid, liaised a [preliminary] Conference hosted by the Flemish Parliament in Brussels, Belgium. This maiden interaction between Somaliland and the Flemish Belgians was intended to instil [...]

SOPRI announces its re-launch

WASHINGTON D.C. – The Somaliland Policy and Reconstruction Institute (SOPRI) has officially re-launched on Friday May 18th at the 2012 Somaliland Conference in Washington DC hosted by the US-Somaliland Ambassador, Rashid Garuf. The organization went inactive after the death of founder and former chairman, Sa’eed Maygag, in 2008. Now over 4 years later SOPRI’s new [...]

Diaspora political parties: Daydreaming in distant lands

LIBAN OBSIYE I am so bored by it now that I feel I must write about this new phenomenon. It is a phenomenon constructed in the security of the Western world and by those who have very little real involvement with Somalia and its politics. It is built on arrogance, fantasy and colonial like ambition [...]

Agaasimaha Hay’adda dhawrista Tayada oo ka warramay Tirada Baabuur Badeecado dhacay laga buuxiyey oo ay qabteen iyo kuwo ka baxsaday

Hargeysa, 31 May, 2012 (Ogaal)- Agaasimaha guud ee Hay’adda dhawrista Tayada Somaliland Nuura-diin Maxamed Cabdillaahi, ayaa sheegay in ummadda reer Somaliland uu ku socdo dagaal dhinaca caafimaadka oo aan maanta la garanayn, hase ahaatee saamayntiisa berri la arki doono. Waxaanu Ganacsatada ugu baaqay inay Illaahay ka cabsadaan, isla markaana Cuntooyinka iyo Dawooyinka taariikhdoodu dhacday bulshadooda [...]

Cali Guray oo ka hadlay go’aanka uu qaadanayo haddii khilaafka UDUB sii socdo iyo xukunkii Maxkamadda Sare

Hargeysa, 31 May, 2012 (Ogaal)-  Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa sheegay inuu taageersan yahay go’aankii Maxkamadda sare ee Somaliland Salaasadii toddobaadkan ka soo saartay khilaafka u dhexeeyey dhinacyada UDUB ee ay kala hoggaaminayeen Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi. Afhayeenka UDUB Cali-Guray, waxa uu ku dooday in haddii khilaafka Xisbiga [...]

Jamaal Cali Xuseen oo Fashiliyey wadahadal Sir ahaa oo dhex-maray Madaxweynihii hore ee Somaliland

Shaariqa, 31 May, 2012 (Ogaal)- Jamaal Cali Xuseen oo ay bilawgii sannadkan Mushaarrax u  caleemo saareen inta badan xubnaha Guddiga fulinta Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, ayaa fashiliyey siro ay isku ogaayeen Madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Guddoomiyaha UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, isla markaana sheegay in cidda ugu yeedhay inuu Xisbigaa iska sharraxo Rayaale [...]

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac isugu jira oo ka dhashay Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo, 31 May, 2012 (Ogaal)- Ugu yaraan Siddeed qof oo lix ruux ka tirsanaayeen ciidama ammaanka maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ku dhintay qarax shalay ka dhacay Xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, halka tiro intaa ka badanina ku dhaawacantay. Saraakiisha maamulka Puntland ee gobolka Mudug, ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay qaraxa uu yahay mid [...]

Qaddiyadda Somaliland oo Loo iib-geeyay Sayladda Siyaasadda Yurub

Goobtu waa Bruxelles , xarunta midowga Yurub. Taariikhduna waa 25.06.12. Waa maallin xasuus leh waxaa magaalada ku kulmay bulsho ku abtirsata dagaanka aan kor ku soo sheegay  ee Somaliland dadkan  qaarkood  abid firsad maanta ka horaysa  umay  helin in ay iskarkaan si toos ah , waxaa ka mid ah kuwo is magac yaqaan laakiin aan [...]

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE