Hargeysa, 31 Dec, 2011 (Ogaal)- Wasiirro iyo Agaasimayaal ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa habeenkii Khamiistu soo galayso ka qaybgalay Xaflad ballaadhan oo lagu xusayey Ciidda Kirismiska ee sannadka cusub oo lagu qabtay Huteel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Iyada oo ay Cilimada Hargeysa Khudbadihii Jimcaha ee Shalay si weyn ugaga hadlay sida ay Diinta Islaamka uga [...]
5:22 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Hargeysa, 31 Dec, 2011 (Ogaal)-Abwaan Cabdiraxmaan Yacquub Ciise oo ku magac dheer (Bustaal), oo ka mid ah Odayaasha Somaliland ee da’da ah, ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay ilaaliso dadka jilicsan, isla markaana Indho gaar ah ku eegto dadka waaweyn ee dalka u soo halgamay. Abwaan Cabdiraxmaan Yacquub oo u warramay Weriye Ogaal ka tirsan oo [...]
5:17 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Hargeysa, 31 Dece 2011 (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay Gaadiidka waaweyn ee Raashinka iyo agabka kale dawladda Itoobiya uga qaada Dekedda magaaladda Berbera, kuwaas oo ay sheegtay inay dhibaato badan ku hayaan Jidka ay maraan iyo Bilicda Caasimadda Hargeysa oo ay gudeheeda dhexmaraan. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka, Gaadiidka iyo Guryeynta [...]
5:15 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Wajaale, 31 Dec, 2011 (Ogaal)- Sawirkii ugu soo jiidashada badnaa ee laga qaado Guddoomiyaha Xisbiga talada haye ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Khamiistii si diirran loogu soo dhaweeyey magaalooyinka Tog-Wajaale, Gabiley iyo Hargeysa, ayaa noqday Wiil yar oo soo ka qaybgalay soo dhaweynta Weftiga oo la sawiray isaga oo Muuse [...]
Badhan, 31Dec, 2011 (Ogaal)- Hal Askari oo ka tirsan Ciidammada Qaranka Somaliland ee Demada Badhan ayaa dhintay, dhawr kalena way dhaawacmeen, ka dib markii ay iska caabbin kala kulmeen koox dhulaysato ah oo ay qaarkood ku soo qabqabteen Ciidanku hawlgallo ay deegaankaa ka sameyeen. Guutada 117aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland oo fadhigeedu yahay Badhan, ayaa [...]
4:53 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Hargeysa, 31 Dec, 2011 (Ogaal)- Goobtu waa mid lagu gudanayey mid ka mid ah Rukunnada Dhaqanka Diinta Islaamka ee Suubban, kamay jirin wax buuq ah, lama maqlayn wax jabaq ah oo dhaguhu dhibsadaan, keliya jabaqda badi dadka dhagoodu maqlayeen waxay ahayd ama u badnayn dhaqdhaqaaqa Sawir-qaadayaasha iyagu shaqadooda watay iyo Kalmadaha Sheekhu lahaa, haddana waxa [...]
4:49 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Laascaanood, 31 Dec, 2011 (Ogaal)- Siyaasiyiin uu ka mid yahay Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa gaadhay degmada Taleex ee gobolka Sool oo qiyaastii 180 Km dhinaca Galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaas, si ay uga qaybgalaan shir beesha Dhulbahante uga furmaya halkaas. Sida uu Somalidiasporanews.com u xaqiijiyay Weriye Maxamed Shaqalle oo ku sugan [...]
4:46 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Hargeysa, 31 Dec, 2011 (Ogaal)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa xalay soo saaray Warbixin ka hadlaysa xaddiga tacaddiyada 2011 lagula kacay Suxufiyiinta oo isugu jira Xadhig, Hanjabaadda, Caga-juglaynta iyo guud ahaanba dhibaatooyinka lagula kacay Weriyayaasha ka hawlgala dalka Somaliland. Warbixintaas oo uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Mr. Xasan Maxamed Yuusuf, [...]
4:45 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »
Muqdisho, 31 Dec, 2011 (Ogaal)- Mudanayaal ka tirsan Xildhibaannada xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay inay Warqad qoraal ah oo lagu taageerayo go’aankooda ay ka heleen Ururka Midowga Afrika, isla markaana ay ku faraxsan yihiin in loo arko go’aankooda mid sharci ah. Xildhibaan Maxamed Xuseen (Ilko-Dahab) oo ka mid [...]
Hargeysa, 29 Dec, 2011 (Ogaal)- Labaatan qof oo ka mid ahaa dad qaxoonti ah oo Itoobiyaan ah, isla markaana qaxoontinnimo ku joogay magaalada Hargeysa, ayey Xukuumadda Somaliland shalay u ku wareejisay dawladda Itoobiya, ka dib markii ay muddo toddoba maalmood ah ku xidhnaayeen Saldhigga dhexe ee Booliska Hargeysa, maalmihii u dambeeyeyna cuntada ka soomeen. Dadka [...]
8:45 pm | Posted in
WARARKA |
Read More »