If an elderly woman can build a hospital, everyone has the potential to move humanitarian mountains if they put their mind to it, says Edna Adan Ismail. Ismail is a former foreign minister of Somaliland, an autonomous region of Somalia. swissinfo.ch talked to the 74-year-old director and founder of Somaliland’s first teaching hospital following her [...]
4:35 pm | Posted in
SOMALILAND |
Read More »
Funding from the Heritage Lottery Fund is to be used so disaffected youths can learn about a Somali religious leader known as the “Mad Mullah” while Britain’s war memorials are starved of cash they need for vital repairs. He was a Somali religious leader known to British colonial officers as the “Mad Mullah” for his [...]
4:15 pm | Posted in
THE REGION |
Read More »
A Washington-based research group has released a satellite image showing an “extensively damaged” Iranian missile base two weeks after an explosion at the site was reported. Paul Brannan, a senior research analyst for the Institute for Science and International Security, which specializes in nuclear weapons programs, said some of the buildings at the compound near [...]
4:09 pm | Posted in
OTHERS |
Read More »
HARGEISA (Ogaalnews)-A three weeks training giving by United Nations Industrial Development Organization has began in the capital of Somaliland today for traders of animal hide and slaughter house employees. In the next three weeks UNIDOs trainers will teach the attendees on the different methods of un-hairing and processing animal hides. United Nations Industrial Development Organization’s Program [...]
4:08 pm | Posted in
SOMALILAND |
Read More »
LONDON – Britain’s foreign secretary William Hague said Wednesday that the UK was ordering the immediate closure of the Iranian embassy in London and that Britain was closing down its embassy in Tehran. “We require the immediate closure of the Iranian embassy in London and for staff to leave the country,” Hague told British lawmakers [...]
4:03 pm | Posted in
OTHERS |
Read More »
Hargeysa, 30, November 2011 (Ogaal)- Taliyeyaasha Ciidamada Millateriga iyo Booliska Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa ka hadlay isku-dhac Ciidammo kuwa Qaranka ka wada tirsan shalay ku dhex-martay deegaanka Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool. Shaqaaqadan oo la xidhiidha laba Askari oo ka kala tirsanaa Ciidamada Booliska iyo Millateriga oo rasaas is-waydaarsaday, [...]
Hargeysa, 30 November, 2011 (Ogaal)- Hoggaanka sare ee Uruka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u cambaareeyey qoraal Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland ku sheegay inay joojiyeen bixinta Ruqsadaha iyo diiwaangelinta Hay’adaha Warbaahineed, gaar ahaan TV-yada iyo Wargeysyada illaa inta la dhammaystirayo Xeer Xukuumaddu damacsan tahay inay Saxaafadda xorta ah ku cabbudhiso. Guddoomiyaha Ururka [...]
Hargeysa, 30 November, 2011 (Ogaal)- Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland Axmed Xasan Aadan, ayaa markii ugu horresay shalay ka hadlay qoraal uu dhawaan soo saaray oo uu ku joojiyey diiwaangelinta Hay’adaha cusub ee Warbaahinta, gaar ahaan TV-yada iyo Wargeysyada, isaga oo ku andacooday inay jiraan Hay’ado Dhukummentiyadooda Wasaaradda Warfaafintu u gudbisay aanay buuxinnin shuruudihii looga [...]
Hargeysa, 30, November 2011 (Ogaal)- Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inay wax lala yaabo ku noqotay markii ay maqleen in Agaasimihii guud ee Wasaaraddaasi u baxsaday dhinaca dalka Soomaaliya, maaddaama oo uu masuulka ugu sarreeya ee wakhtigaa Wasaaradda xilkeeda hayey ahaa, Wasiirka Diintuna dalka Sucuudiga ku maqnaa. Agaasimihii guud [...]
Muqdisho, 30 November 2011 (Ogaal)- Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xoghayaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Ban Ki-moon, ayaa si xooggan u cambaareeyay go’aan ay Al-shabaab howlaha kaga joojisay 16 hay’adood oo kuwa gargaarka ah, kuwaasoo ay ku jiraan shan ka mid ah hay’adaha Qarammada Midoobay. Warsaxaafadeed Salaasadii shalay ka soo baxay [...]