Bilowgii Aasaaska Waxbarasho iyo Dugsigii Ugu Horeeyey ee ay Dhisaan Maxamuud Axmed Cali iyo Yusuf X. Aadam Qabile. Maxamuud Axmed Cali iyo Yuusuf X. Aadam mudo dheer ku noqnoqonaayey Xafiisyadii dawladii Ingiriiska ee Hargeysa iyagoo ujeedada ay ka rabeen ahayd in lasiiyo lacag ay ku dhisaan dugsi ay caruurta wax ku baraan, manay jirin wax [...]
Hargeysa, 30 June, 2011 (Ogaal)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay xadhigga ka jaray dhismaha xarunta daryeelka Waxbarashada Carruurta Ha’yadda SOS ee Magaalada Hargeysa. Kuwaasoo markii ugu horreysay loogu bushaareeyey Kursiga Madaxweynaha laftiisa. Xaflad loo sameeyay xadhig ka jarista xaruntaasi oo ku taalla Xaafadda Gannad ee degmada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa [...]
Berbera, 30, June 2011 (Ogaal)- Maamulaha Madaarka magaalada Berbera Maxamed Cabdi Cawaale, ayaa ka warbixiyey qalab casri ah oo lagu soo kordhiyey Madaarka magaalada Berbera iyo adeegyada kala duwan ee ay u qabtaan dadka kasoo dega iyo kuwa ka dhoofya Garoonkaas. Maamulaha oo shalay xarunta Madaarka Berbera ugu warramay Weriyayaal ka tirsan Wargeyska Ogaal waxa [...]
Hargeysa, 30 June, 2011 (Ogaal)- Fadhigii shalay ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa u baaqday kooram la’aan, ka dib markii ay madasha ka soo xaadiri waayeen 42 Mudane oo ah kooramka fadhiyada golahaasi ku furmi karaan. Hase ahaatee, kooramkaa shalay ayaa baaqday, ka dib markii ay Golaha Guurtidda yimaaddeen kaliya 25 Xildhibaan oo ka tirsan 82-ka [...]
Berbera, 30 June, 2011 (Ogaal)- Khilaaf ka dhashay Markab Xoolo u qaadi lahaa waddanka Masar, ayaa u muuqda mid murugsan, ka dib markii Salaasadii toddobaadkan ay Maxkamadda Gobolka Saaxil soo saartay amar ay ku xayirtay Markabkaas. Markabkaas oo lagu magacaabo USL waxa laga leeyahay dalka Jabuuti, waxa uu 175,00 oo Geel ah u ka qaadi [...]
Burco, 30 June, 2011 (Ogaal)- qaar ka mida Darawaliinta iyo Mulkiilayaasha Baabuurta Landgruiserada ah ee ku dhaqan gobolka Togdheer, ayaa cabasho ay kaga soo horjeedaan Hay’adda UNICEF ka sameeyey gudaha magaalada Burco ee xarunta gobolkaasi. Cabashada Gaadiidlaydaas ayaa ka danbaysay sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen markii ay Hay’adda Unicef ka baxday heshiis hore ay u [...]
Hargeysa, 30, June 2011 (Ogaal)- Munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo lagu dabaal-degayay xuska Micraajka ama Dheelminta Nabigeeni Muxamed (NNKHA) ayaa maalintii shalay lagu qabtay Hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen, Culimada waaweyn ee dalka, masuuliyiin ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB, xildhibaano ka tirsan golaha wakiiladda, [...]
Hargeysa, 29 June, 2011 (Ogaal)- Shirwayne ay ka soo qayb galayaan in ka badan 200 oo ergay ayaa maanta lagu wadaa inuu Hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeysa ugu furmi doona Beelaha Ciida-gale. Shirkan oo ujeedadiisu tahay sidii la isugu soo dhawayn lahaa beelaha Ciida-gale isla markaana beeshu kaga tashan doonto horumarinta arrimaha bulshada, nabad galyada [...]
Burco, 29 June, 2011 (Ogaal)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Maayerka Degmada Burco Yaasiin Maxamed Cabdi iyo Maxamuud Axmed Xasan (Dhegalaab) ayaa si wadajir ah u beeniyay war todobaadkii hore kusoo baxay Wargeyska Madaxbanaan ee Foore. Masuuliyiintan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Maamulka Gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay jiritaanka warkaas oo sheegayay [...]
Hargeysa, 29 June, 2011(Ogaal)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa faahfaahin dheeraaad ah ka bixiyay laba ruux oo ka mid ah shaqaalaha Hay’adda cuntada adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP), oo bishii hore lagu af-duubay deegaanka Somalida Itoobiya ee Kililka Shanaad loogu yeedho oo ay ka shaqaynayeen. Labadan Ruux ayaa loo soo gudbiyay dhinaca [...]