CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

“Kuwa ka dambeeya khalkhalka Puntland waa kuwo ku fashilmay inay Soomaaliya wax ka qabtaan”

Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland Garoowe, 30, April 2011 (Ogaal)- Madaxweynaha maamul-gobolleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole, ayaa eed iyo cambaarayn ujeediyay hogaanka sare ee dawlada ku-meel-gaadhka Soomaaliya. Madaxweyne Faroole wuxuu xukuumadda TFG ku eedeeyay inay gacan buuxda ku leedahay dilalka iyo amaan-darrada ka taagan xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacayo, waxaanu tilmaamay in hogaanka sare ee maamulka TFG [...]

“Waxan waxa sameynaya Xil Dhakool, Maayarka iyo Urur meesha uga dhisan oo Al-Shabaab iyo SSC isugu jira……”

Maxamed Jaamac Xirsi oo ka mida Siyaasiyiinta Gobolka Sool Laascaanood, 30, April 2011 (Ogaal)- Ciidammada Booliska magaalada Laascaanood, xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay lix nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen isku-day dil oo isla xalay cawayskii lagula kacay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Birmadka ee Gobolka Sool Jaamac Muuse Cawad, oo ay dhaawac culus soo [...]

“Somaliland gebi ahaanba waa dhaqaale Kaash ku xidhan, mana jiraan mishiinno lacagta laga qaato”

Berbera, 30 April 2011(Ogaal/Marketwatch.com)- “Soo qaadashada lacag iyo isticmaalkeeda, ayaa ahaa waxa keliya ee aanu ka werweraynay, socdaalkayagii Somaliland oo aan gebi ahaanba la mid ahayn Soomaaliya oo dadka reer Galbeedku u yaqaanaan ‘wadan burburay’ oo Budhcad-badeed iyo diyaaradii Black hawk Down lagu xasuusto,” sidaa waxa lagu yidhi warbixin uu Somaliland ka qoray Mr. Steve [...]

“Dhaqane iyo Xaasiisku waxay been ka sheegeen socdaallo ay Maraykanka kaga baxeen”

Garsoore Xukumay Soomaali-Maraykan Al-Shabaab xidhiidh la lahaa San Antonio, 30, April, 2011 (Ogaal)- Maxkamad ku taalla magaalada San Antonio gobolka Texis ee dalka Mareykanka, ayaa 10-sano oo xadhig ah ku xukuntay Axmed Maxamuud Dhaqane oo Soomaali ah, kaddib markii lagu helay inuu xidhiidh la yeeshay kooxda xag-jirka ah ee Al-Shabaab ee ka dagaallanta badhtamaha iyo [...]

“Cashuuro aan la qaadi jirin ayaannu soo rognay, Kuwii xad-dhaafka ahaana waannu Dhinnay…”

Wasiirka Maaliyadda Maxamed Xaashi Cimi Riyaad, 30, April 2011 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa sheegay inay cashuur dhimis samaysay wasaaraddiisu, isla markaana ay cashuuro cusub oo soo rogeen, kuwaasoo uu xusay inaan hore loo qaadi jirin sida cashuurta mushaharka shaqaalaha aan dawliga ahayn, macaashal macaashka iyo kuwo kale. Wasiirka Maxamed [...]

“Dhaqane iyo Xaasiisku waxay been ka sheegeen socdaallo ay Maraykanka kaga baxeen”

Garsoore Xukumay Soomaali-Maraykan Al-Shabaab xidhiidh la lahaa San Antonio, 30, April, 2011 (Ogaal)- Maxkamad ku taalla magaalada San Antonio gobolka Texis ee dalka Mareykanka, ayaa 10-sano oo xadhig ah ku xukuntay Axmed Maxamuud Dhaqane oo Soomaali ah, kaddib markii lagu helay inuu xidhiidh la yeeshay kooxda xag-jirka ah ee Al-Shabaab ee ka dagaallanta badhtamaha iyo [...]

Hargeysa: Hal Qof oo ku dhintay Walax Hub ah oo ku qaraxday

Hargeysa, 30, April 2011 (Ogaal)- Alle ha u naxariistee waxa ku dhintay magaalada Hargeysa Marxuum-Xasan Cabdi Cigaal ka dib markii uu qumac qori oo yaalay gurigiisa agtiisa ku qaraxay maanta shalay duhurkii. Marxuumkan oo 50 jir ahaa waxa ku qaraxday qumucaasi ka dib markii uu dab ku shiday Tiin ka baxay gurigiisa agtiisa oo qumacaas [...]

“Anigu Madaxweynehayga daacad baan u ahay, dalkana laga soo heli maayo qof aan kala sheekaystay arrimo urur”

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, wasiirka Daakhiliga Somaliland……WARAYSI Hargeysa, 28, April 2011 (Ogaal)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee dalku uu hadda marayo iyo socdaal uu dhawaan ku tegay gobollada Bari ee Somaliland. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose waxa uu ka hadlay warar dhawaan ay warbaahinta qaarkeed baahisay [...]

“Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiintu ma sidan ayay umadda dhex ugu tahay?”

Xoghayaha Khaarajiga xisbiga UDUB Hargeysa 28, April 2011 (Ogaal)- “Marka la yidhaa gudd baa shirkaddaha loo samaynayaa ee la ogyahay in tusaale ahaan shirkaddaha midi leedahay 60% adeegga Isgaadhsiinta dalka, midina leedahay 10% adeegga Isgaadhsiinta, midina leedahay 20% cadaalad maaha haddii wasaaraddu tidhaa shirkadduhu tiro is le’eg ha soo dirtaan oo hadhow shirkadii adeega laga [...]

Gabiley: Maxkamad xukun ku riday sarkaal dawladda ka tirsan oo musuq-maasuq lagu helay

Gabiley, 28, April 2011 (Ogaal)- Maxkamadda degmada Gabiley, ayaa xukun ku riday sarkaal ka tirsan waaxda Cashuuraha ee maxkamaddaas. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Cabdi Iimaan oo ka tirsanaa waaxda Cashuuraha ee Maxkamadda Gabiley, waxay shalay Maxkamaddu ku xukuntay sannad iyo badh xadhig ah, ka dib markii lagu helay falal musuqmasuq iyo wax isdaba-marin ah. Waxay [...]

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE