CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Safiirka Ethiopia u jooga Somaliland oo ka hadlay sida uu u arko Hees lid ku ah dalkiisa oo Raadyow Hargeysa baahisay

Hargeysa 30, March 2011 (Ogaal)- Safiirka dawladda Itoobiya u jooga Somaliland Ambasador Berhe Tesfaye, ayaa sheegay in dawladda Somaliland aanay wax xidhiidh ah kala yeelan qorshe ay ku doonayso inay dib ugu celiso qaxoontiga Itoobiyaanka ah ee ku sugan Somaliland. Xukuumadda Somaliland waxay dhowaan caddaysay inay ku hawlan tahay sidii ay dalkooda dib ugu celin [...]

“Cid Isgaadhsiinta Kooto loogu xidhayaa ma jirto oo Shirkadduhu way u sinaanayaan fursadaha jira, Xeerka Isgaadhsiintuna…”

Guddoomiyaha guddiga Shuruucda ee golaha Wakiilada….WARAYSI Hargeysa 30, March 2011 (Ogaal)- Guddoomiyaha guddiga Shuruucda, Distoorka, Caddaalada iyo Xuquuqal-insaanka ee golaha Wakiilad Somaliland Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere), ayaa faahfaahin ka bixiyay xeerka Isgaadhsiinta oo muddooyinkii u dambeeyay dhawr jeer u kala gudbay golahooda iyo Madaxtooyada. Guddoomiyaha guddi-hoosaadka Shuruucda ee golaha Wakiilada oo ay waraysi la [...]

Xabsiga Hargeysa oo markii 2aad ay xadhiga ka jartay hay’ada UNODC iyo hadalada laga jeediyay munaasibad loo sameeyay

Hargeysa 30, March 2011 (Ogaal)- Agaasimaha guud ee hay’ada UNODC oo ka shaqaysa la dagaalanka Budhcad-baddeeda Mr. Yury Sedotov, ayaa kormeer ku soo maray Xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa iyo maxkamadda Sare ee Somaliland. Kormeerka Agaasimaha hay’ada UNODC iyo socdaalkiisa Somaliland, waxa uu la xidhiidhaa furitaanka Xabsiga oo markii labaad shalay xadhiga laga jaray. Masuulkan [...]

Xisbiga KULMIYE oo baaq ka soo saaray Abaaraha dalka ka taagan

Hargeysa 30, March 2011 (Ogaal)- Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa baaq ka soosaaray xaalada abaaraha ee haatan dalka ka taagan. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kooban oo Xoghayaha guud ee KULMIYE Mr. Kayse Xasan Cige soosaaray, xisbigu waxa uu baaq u jeediyay hay’addaha dawliga ah, kuwa madaxabanaan iyo madaxda gobollada iyo Maayarada dalka, wuxuuna [...]

Xubno wasiiro ah oo safar ugu baxay dalka Ingiriiska iyo ujeedada socdaalkooda

Hargeysa 30, March 2011 (Ogaal)- Wefti ka socday Xukuumadda Somaliland oo uu horkacayo wasiirka Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa socdaal ugu kicitimay dalka Ingiriiska. Weftigan oo ka kooban wasiirrada Arrimaha Dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar, Macdanta iyo Biyaha Eng. Xuseen Cabdi Ducaale iyo Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire, waxayna shalay gelinkii hore ka dhoofeen [...]

Hargeysa: Guddoomiyihii hore ee ururka Hilibleyaasha Nafaqo oo sheegay inuu isku-day dil ka badbaaday

Hargeysa 30, March 2011 (Ogaal)- Guddoomiyihii hore ee ururka Nafaqo ee Hilibleyaasha Hargeysa Mr. Siciid Ibraahim Faarax, ayaa sheegay inuu ka badbaaday weerar isku-day dil ah oo shalay lala beegsaday. Guddoomiyihii hore ee Nafaqo oo xalay qoraal arrintaas ku saabsan soosaaray, waxa uu sheegay in weerarkaas lagu soo qaaday uu dhacay duhurnimadii shalay, xilli uu [...]

Berbera: Ciidanka Amaanka oo gacanta ku dhigay Xayawaan sharci-darro loo dhoofinayay iyo cida wadatay

Berbera 29, March 2011 (Ogaal)- Ciidanka amaanka ee Madaarka magaalada Berbera, ayaa gacanta ku dhigay Xayawaan la doonayay in si sharci-darro ah dalka looga dhoofiyo. Xawayaankaas oo dhawr Harimacad ahaa, waxa la sheegay in hadiyad ahaan loo siiyay niman Carab ah oo u dhashay dalka Imaaraadka. Sida uu xaqiijiyay Maamulaha Madaarka Berbera Mr. Axmed Maxamed [...]

Somaliland warns will not take in foreign-seized pirates

The government of  Somaliland on Tuesday inaugurated a UN-funded prison aimed at holding pirates but also warned it was not yet accepting those detained by foreign powers. The prison in the republic’s capital Hargeisa was refurbished by the United Nations at a cost of about $1.5 million (1.06 million euros) with the aim of making [...]

Xukuumadda Somaliland oo markii u horaysay caddaysay siyaasaddeeda ka hortaga xagjirnimada

Hargeysa 28, March 2011 (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay caddaysay siyaasadeed ku saabsan ka hortaga fikirka xagjirnimada iyo isqarxinta. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in fikirka xagjirnimadu yahay mid saamayn balaadhan ku yeeshay Geeska Afrika iyo guud caalamkaba. Madaxweyne kuxigeenka oo shalay ka hadlay furintaanka kulan lagu lafogurayo sidii [...]

“Anigu sida ragga qaarkii is boqri maayo, laakiin waxaan qabanayaa…”

Siciid Sulub Maxamed, Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo dalka ku soo laabtay Hargeysa 29, March, 2011 (Ogaal)- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhiso shuruucda saddexda xisbi, si dhexdooda loogu tartami karo. Siciid Sulub oo shalay dalka ku soo laabtay, ka [...]

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE