CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Obama's religious Faith opens dispute in US

WASHINGTON, Thursday – Nearly two years after Barack Obama’s election as US president, a growing number of Americans misidentify his faith as Muslim, according to a new poll released Thursday. Despite Obama’s attendance in church and his repeated public statements about his Christian faith, nearly one in five respondents on the survey said they believed [...]

Former President adviser calls for new EASSy cable bidding

Former adviser of former President Dahir Riyale Kahin says businesses, national security and the sovereignty of Somaliland could gain a major boost if the new administration terminates the old EASSy submarine cable agreement and starts a new competition. Dr Ahmed Juma, former technology adviser to President Riyale, said in a press release, Somaliland could benefit [...]

Minnesota’s Somalilanders celebrate their homeland’s democracy

In late July, hundreds of Somalilanders in Minnesota gathered at the Hilton Hotel in downtown Minneapolis to celebrate elected President Ahmed Mohamed “Silanyo” Mohamoud’s victory in Somaliland. After President Silanyo, as he is commonly called, defeated incumbent Dahir Riyale Kahin in June elections, Somalilanders in Minnesota said it was time to celebrate and reflect on [...]

Somalia's once stable Puntland hit by insurgency

The northeastern tip of Somalia has been a peaceful haven in an often violent nation, but a powerful warlord and a series of recent clashes are threatening to open a new zone of lawlessness. Militants loyal to warlord Mohamed Said Atom have repeatedly fought against government forces in recent weeks, and Atom told a local [...]

Muslim woman who hasn't shown her face in public for 18 years ordered to remove veil to give evidence in Australian court

A strict Muslim woman who says she has never shown her face in public, has been ordered by a female judge to remove her veil when she gives evidence in an Australian court. District Court judge Shauna Deane said in the Western Australian Supreme Court today that in the interest of a fair trial against [...]

Hargeysa: Arday gobollada metelaysa oo Tartanka Quraanku u bilaabmay

Hargeysa 19, August 2010 (Ogaal)- Arday oo ka kala yimi gobollada Somaliland, ayaa shalay uu tartanka Quraanka kariimka ahi uga bilaabmay caasimada Hargeysa. Tartankan oo Ramadaan kasta la qabto, waxa sannadkan ka qaybgalay 63 arday oo ka kala socda Madasadaha gobollada dalka, kuwaasoo ku tartami doona 15 Jis iyo 30-ka Jis ee Quraanka kariimka ah. [...]

War-murtiyeed laga soo saaray kulan ku saabsanaa Xeerka Saxaafadda Somaliland

Hargeysa 19, August 2010 (Ogaal)- Kulan lagu dersayay xeerka Saxaafadda Somaliland, ayaa shalay lagu soo gebogabeeyay magaalada Hargeysa. Kulankaas oo muddo laba maalmood ah ka socday Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgaleen xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada, Suxufiyiin iyo sharciyaqaano, waxa gunaanadkiisii laga soo saaray war-murtiyeed la xidhiidha sidii loo hirgelin lagaa ku dhaqanka xeerka [...]

“M/weynaha kama iman karto (Muddo-kordhinta Baarlamaanku), wax uu keligii leeyahayna……”

-Muxuu ka yidhi guddida Siilaanyo u magacaabay nabadaynta gobollada Bariga? -Muxuu ka yidhi dhawaaqii Cirro ee u tartanka hoggaanka UCID? Hargeysa 19, August 2010 (Ogaal)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidooda la xidhiidha guddi uu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo u saaray nabadaynta iyo sidii xal loogu heli lahaa gobollada [...]

Burco: Xil-wareejin keentay in ay hadallo isku weeraraan siyaasiyiin kala afkaar iyo xisbiyo duwan

Burco 19, August 2010 (Ogaal)- Munaasibad uu kaftan iyo duur-xul siyaasadeed ku dhex maray masuuliyiin u kala dambeeyay xilalka Gobolka Togdheer, isla markaana ay xilka kula kala wareegayeen masuuliyiinta cusub ee loo magacaabay gobolkaas iyo kuwii hore, ayaa shalay lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta Gobolkaas. Munaasibaddan oo ay ka qayb galeen madaxda laamaha dawladda, [...]

Shalay: Natiijada kulamo dhexmaray Wasiirka Diinta & Culimada waawayn ee dalka

Hargeysa, 19, August 2010 (Ogaal)- Tallaabo uu Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi ku joojiyay Barnaamij wacyi ah oo ka bixi jiray Idaacadda Raadyow Hargeysa, isla markaana ay ka biyo-diideen qaar ka mid ah Culimadu, ayaa is-afgarad iyo is-faham laga gaadhay, lana soo af-jray. Kulan ay shalay isugu yimaadeen qaar ka mid ah [...]

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE