CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Ciidamada Amisom oo ka hadashay qasaarihii ka soo gaaray dagaaladii u dambeeyay ee la galaan kooxaha Islaamiyiinta.

Afhayeen u hadlay ciidamada Amisom ayaa qiratay in laba ka mid ah ciidamadooda lagu dilay dagaallo khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Magaalada Muqdisho, islamarkaana ay dagaalkaasi ku dhaawacmeen ilaa 5-ka mid ah Ciidamdeeda, sidoo kale wuxu afhayeenki qirtay in dagaalkaasi looga gubay laba Gaari oo ciidamadeeda ay wateen.
Ciidamada amisom ayaa wax ay taageereyeyn ciidamada dowlada kmg dagaalkii u danbeeyey ee ka dhcey waqooyiga magaalada muqdisho kaas oo ay kaga soo horjeysteyn xogagga xarakada mujaahidiinta alshabaab iyo xisbul-islaam.
Si kastaba ha ahaatee, dagaalkaasi ayaa ahaa kii ugu adkaa oo ay ciidamada AMISOM galaan tan iyo markii ay Muqdisho yimaadeen, iyadoo xoogagga ka soo horjeeda dowladda KMG ah ay kordhiyeen weerarada ay ku soo qaadayaan Ciidamada Dowladda kmg ah iyo kuwa Amisom.

Wararkii Wargeyska Ogaal Cadadkiisii Maanta oo Arbaco ah

Maxkamadda Sare ee Maraykanka oo go’aan ka soosaartay dacwada Gen. Maxamed Cali Samatar “Maraykanku ma difaacayo dacwad ka dhan ah sarkaal hore oo Soomaali ah” Washington, 02 June 2010 (Ogaal/Reuters/AP)- Maxkamad ku taala dalka Maraykanka oo qaadaysay dacwad ka dhan ah Jen. Maxamed Cal Samatar, ayaa shaaca ka qaaday inaanu heli karin ogolaanshaha sharci jidaynaya [...]

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE