CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Noocyada kala duwan ee Fiitamiinada iyo ilaha laga heli karo

  Fiitamiinada waxa uu jidhku ugu baahan yahay si ay uga qayb-qaataan korriimada, waxaana jira noocayo badan ay ka mid yihiin vitamin A, C, D, E, K, iyo vitamin B oo ka kooban qaybo badan oo ay ka mid yihiin B1 ilaa B12, inta badana waxaad ka heli kartaa cuntooyinka kala duwan ee aad cunto. [...]

Maxaad ka taqaanaa astaamaha Cudurka Qoorgooyaha iyo sida loo daweeyo ?

Cudurka maskax garaadka ama qoorgooyaha waa caabuq ku dhaca saddexda lakab ee xuubabka daboola maskaxda iyo xangulaha ee loo yaqaano (Meninge), sidaa daraadeed waa cudur ku lug leh inuu waxyeelo gaadhsiiyo maskaxda, xangulaha, iyo dhamaan habdhiska dareen-wadka dhexe. Qoorgooyaha ama maskaxgaraadka waxa uu noqon karaa mid soo bood ah (acute) ama muddo soo jiitamayay (Chronic). [...]

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE