Rashiid Muuse Ismaaciil Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Norway. Axmed Cawad Gudoomiyaha Dahabshiil Norway, Dr Cabdi Yaasin Isu Duwaha Caafimaadka Gobolka Togdheer, Abwaan Cabdilaahi Saleebaan Bidde, Siciid Bare Weerar. Madaxa Dhaqaalaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Norway, Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse, Ibrahim Muuse, Cabdi Aadan Cadib ” Cabdi Macaane”, Cabdiraxmaan Maraaci, Saleebaan [...]
“Waar heedhee ninkani miyuu dhego la’yahay, tallow mise waxbaa u dhiman,” sidaa waxa lahayd oo sare ugu dhawaaqaysay hooyo waxoogay kiishash cunto ah oo ay ka iibsatay badhtamaha suuqa Hargeysa doonaysay Keeryoonle u xamaala oo ay waxoogay qadaadiic ah siiso. Hase yeeshee, Keeryoon-laha keliya ee agagaarka ka dhawaa waa Xasan Miskiin. Xasan wuxuu u muuqdaa [...]
Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, Maareeyaha Wargeyska Ogaal Cabdiweli Faarax Jaambiir, Barkhad Daahir Indho-nabe, Agaasimaha Maamulka Xasan Cumar Xasan, Maxamuud Cali Sheekh Maamed (Walaaleeye),Khadar Jaamac Dirir, Siciid Maxamed Askar, Maxamed Cabdi Khaliif iyo dhammaan hawl-wadeennada Wargeyska Ogaal waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Khadar Iid Kaariye Iyo Ikraan Yuusuf Oomaar Oo 10/2/2011 meherkoodu ka [...]
6:18 pm | Posted in
ARR.BULSHADA |
Read More »
Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO), Isaga oo ku Hadlaaya Magaciisa, Ka Dawlada iyo Ka shacbiga Reer Somalilandba, waxa uu Tacsi u Dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee MARXUUM IBRAAHIM MAYGAAG SAMATAR oo ku geeriyooday magaalada Tokyo ee dalka Japan. ALLE Ha u naxariistee MARXUUM [...]
Dhammaan dadkaas oo jooga magaalada Oslo ee dalka Norway waxay tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Norway Sulub Ismaacill Xaaji Warsame Xuseen iyaga oo ka tacsiyadaynaya hooyadii Marxuumad xaajiya Siraad Xuseen Ducaale oo ku geeriyootay dalka Tanzania.
Maareeyaha Wargeyska Ogaal Cabdiweli Faarax Jaambiir, Muuse Faarax Jaambiir, Agaasimaha Maamulka Xasan Cumar Xasan, Barkhad Daahir Indho-nabe, Khadar Iid Kaariye, Maxamuud Cali Sheekh Maamed (Walaaleeye), Cadifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Jaamac Dirir, Siciid Maxamed Askar iyo dhammaan hawl-wadeennada Wargeyska Ogaal waxay Hambalyo dhalasho u dirayaan Barkhad Maxamuud Kaariye Iyo Safiya Nuur Cali Oo 27/0772010 wiil ugu [...]
10:57 pm | Posted in
ARR.BULSHADA |
Read More »
Dhakhaatiir cusub oo ka qalinjebiyay Jaamacadda Hargeysa, ayaa xalay loo sameeyay xaflad loogu dabaal-degayay qalin-jebintooda.
Hargaysa, 24, July, 2010, (Ogaal)- Munaasibad lagu furayey Carwada bandhigga Buugaagta caalamiga ah ee Hagaysa oo sanadkiiba hal mar lagu qabto Somaliland, ayaa shalay lagu qabtay Xarunta Guriga Shaqaalaha ee magaalada Hargeysa. Munaasibaddan oo lagu furayay Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa iyo sidoo kale Xuska Mooge oo ku lammaan, isla markaana socon doona muddo [...]
Hargaysa, 15, July, 2010, (Ogaal)-Qaar ka tirsan macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada dawlada ayaa cabasho ka muujiyey mushahar la’aan, iyagoo sheegay inaan muddo saddex bilood ah aan la siin wax mushahar. Macalimiintani waxay fariin u direen xukuumadda talada ka sii degaysa iyagoo ka codsaday inay mushaharkooda si dhakhso ah u siiso “Dalka doorashaa ka dhacday [...]