Home » Archives by category » WARARKII U DAMBEEYEY (Page 9700)
Guddoomiyaha Wakiilada oo ka hadlay kulan uu la yeeshay wefti Faransiis ah

Hargeysa 22, July 2010 (Ogaal)- Shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay kulan la yeeshay wefti Faransiis ah oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku joogay Hargeysa. Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo hadal ka jeediyay fadhigii shalay ee golahaas, waxa uu faahfaahin ka bixiyay kulanka uu la yeeshay Safiirkii hore ee dalka Faransiiska u […]

Pin It
Continue reading …