Home » Archives by category » WARARKII U DAMBEEYEY (Page 9544)
Maxaa sababay saxeexa Dr. Idiris ee heshiiskii uu hore ugu diiday Baanka Adduunka?

Hargeysa, 21 July 2010 (Ogaal)- Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Idiris Ibraahim Cabdi oo wax ka yar toddobaad ay xukuumadiisu xilka ku wareejinayso, ayaa shalay xilligan kala-guurka ah heshiis la saxeexday Baanka Adduunka, kaasoo muhiimadiisa uu ku sheegay dhismaha Kawaan Hilibka xoolaha ah oo laga hirgelinayo dhawaan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer iyo Mashaariic kale.

Pin It
Continue reading …