Home » Archives by category » WARARKII U DAMBEEYEY (Page 3)
Xukuumadda Oo Ganafka Ku Dhufatay Deeq Uga Timi Soomaaliya

Hargeysa, (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland oo ku dhawaaqdey in aaney qadaanayn isla markaana ay gaashanka ku dhufatey deeq lacag ah oo ay guddida abaaraha Soomaaliya ugu yabooheen guddida abaaraha Somaliland. Waxaana sidaas warbaahinta maanta u sheegay wasiirka wasarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani.

Pin It
Continue reading …