Home » Archives by category » WARARKII U DAMBEEYEY (Page 2)
Aqoonyahan Shaqo Uu Helay U Duudsiiyay Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaaluhu

Hargeysa, (Ogaal)-Aqoonyahan Mustafe Habane oo ka mid ah barayaasha Somaliland ayaa dhaliil dusha u saaray Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha oo uu sheegay inuu xaqiisii duudsiyay. Islamarkaanna wuxuu sheegay inuu shaqo uu imtixaan u galay kaga qaaday hab qabiil kiil ah. Halkan ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran;

Pin It
Continue reading …