Home » Archives by category » MAQAALLO/ARTICLES (Page 3)
Maxaad Ka Taqaanna Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka?

Donald John Trump wuxuu dhashay 14-kii June 1946 wuxuu ku dhashay kuna koray magaaladda New York , waa ilmaha afaraad nin hantiille ahaa oo ka ganacsan jiray guryaha oo lagu magacaabi jiray Fred Trump, inkastoo qoyskiisu hanti leeyihiin haddana waxaa la filayey in uu ka shaqeeyo shaqooyinka ugu hooseeya ee shirkadda Aabihiis laakiin waxaa loo […]

Pin It
Continue reading …