Home » Archives by category » MAQAALLO/ARTICLES (Page 2)
Anigoo Kaa ah Ma Aqbalayaa Kaa Ma Tihid!?  Qalinka Cabdifataax I. Mursal

Maxaan Adduunyo kala maareeyey, khiddado fiican sallaxay, Shacabka Khudbado qurux badan u jeediyey, Hayaanka halkaan ku wado u Sawiray, Dhiillada dhexdooda demiyey, Maxaa farxad laygu soo baxay, Dadku Sacabka iyo Mashaxaradda igu soo dhaweeyeen, maxaan noloshooda iyo magacooda horumar gaadhsiiyey, Shidaal u soo saaray, Biyo u soo saaray, Shaqo-abuur u sameeyey, maxaan Jidad dhisay, Garoommo […]

Pin It
Continue reading …