Home » Archives by category » MAQAALLO/ARTICLES
Abwaan Maxamed Axmed Iyo Maansada Malafsade

Abwaan Maxamed Axmed Iyo Maansada Malafsade

Hargeysa, (Ogaal)-Maxamed Axmed oo ah wiil dhalinyaro ah, ahna abwaan curiya maansooyinka , ayaa soo saaray maanso la magacbaxday Malafsade. Islamarkaana wuxuu sheegay in maansadani daba socoto maansooyin xidhiidh ah oo uu sameeyay Abwaan weedhsame.

Pin It
Page 1 of 651123Next ›Last »