Home » Archives by category » RADIO (Page 3)
“Sannadka 2015-ku, Wuxuu Noqon Doonaa Sannad Horumar laga Sameeyo Midnimada”Xasan Sheekh

   Muqdisho, 22 Dec 2014 (Ogaal)-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rejo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada u dhaxeeya dawladiisa iyo xukuumadda Somaaliland. Madaxweyne Xasan oo dalka ku soo laabtay ayaa sheegay inay sannadka cusub ee 2015 uu noqon doono sannad ay isku soo dhowaadaan dawlada federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.           […]

Pin It
Continue reading …