Home » Archives by category » RADIO (Page 2)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Ismaacil Cumar Geelle oo wareysi khaas ah siiyay Idaacadda VOA ayaa sheegay in heshiiskii dhawaan ay dowladdiisu la gaaray isbahaysiga mucaaradka uu qaboojin doono xiisaddii siyaasadeed ee ka jirtay Djibouti labadii sannadood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Geelle wuxuu sheegay in iyaga iyo mucaaradkau ay haystaan muddo 30 cisho oo ay ku saxiixaan […]

Pin It
Continue reading …