CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Jaamacadda Hargeysa oo heshiis la gashay Jaamacad ku taala dalka Australia

Hargeysa 11, April 2011 (Ogaal)- Jaamacadda Hargeysa oo ugu wayn Jaamacaddaha Somaliland, ayaa shalay heshiis la gashay Jaamacad ku taala dalka Australia. Munaasibad loo sameeyay saxeexa heshiiskaas laba-geesoodka ah oo shalay lagu qabtay xarunta Jaamacadda Hargeysa, waxa ka qaybgalay maamulka Jaamacadda Hargeysa iyo wefti ka socday Jaamacadda ay heshiiska la galeen oo lagu magacaabo University [...]

Arday ka baxday Kulliyada Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa oo Macalimiintooda u mahadnaqay

  Hargaysa 03, August, 2010 (Ogaal)- Arday dhamaysatay Kulliyada Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa shahaado-sharafyo gudoonsiiyay hormoodka iyo macalimiinta Kulliyadaas. Munaasibad ay ardaydaasi soo qabanqaabisay oo xalay lagu qabtay hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda cusub, xubno ka socday xisbiyada siyaasadda, macalimiinta Kulliyadaas iyo martisharaf kale. Ugu horeyn, madaxa [...]

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE