Hargeysa, 18 April, 2012 (Ogaal)- Allah Hawnaxariistee Marxuum Maxamed Cabdulle Walan-wal, ayaa aas qaran loogu sameeyay shalay Xabaalaha Naasahablood ee Bariga magaalada Hargeysa. Kadib markii uu 16/04/2012, ku geeriyooday guriisa oo ku yaala Caasimadda Hargeysa. Aaska Marxuumka waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka socotay Xukuumadda Somaliland, siyaasiyiin, Gudoomiyayaasha Ururada siyaasada qaarkood, Culimaa’udiin iyo boqolaal qof ka [...]
Qalinkii Al-Ustaad Aadam x. Baxnaan Xirsi Waxa Diyaariyey Iskuna Duba Riday Duale Abdi Fuuraa, faraskacad@gmail.com Waqtiga ardaydu wax baran jireen waxay ahayd 8-da subaxnimo ilaa 5-ta galabnimo, marka laga reebo waqti yar oo ay ardaydu wax cunistooda ku maqnaayeen. Waxay 5-tii macalin u doorteen Maxamuud Axmed Cali xidhiidhiyaha guud ahaana Hogaamiyahooda. Waxa uu Maxamuud Axmed [...]
Qalinkii Al-Ustaad Aadam x. Baxnaan Xirsi Waxa Diyaariyey Iskuna Duba Riday: Duale Abdi Fuuraa, faraskacad@gmail.com C/salaam Xassan waxa uu keenay nin Carab Somali ah oo la odhan jiray Ibrahim Saalax indhogod( Ibraahim Hooyadii ayaa ahayd soomali Aabihiina carabtii yemeneed ayuu ahaa) .mudo yar markii ay hawshu sidaas u socotay ayaa waxa u yimid nimankii Xaashi [...]
Bilowgii Aasaaska Waxbarasho iyo Dugsigii Ugu Horeeyey ee ay Dhisaan Maxamuud Axmed Cali iyo Yusuf X. Aadam Qabile. Maxamuud Axmed Cali iyo Yuusuf X. Aadam mudo dheer ku noqnoqonaayey Xafiisyadii dawladii Ingiriiska ee Hargeysa iyagoo ujeedada ay ka rabeen ahayd in lasiiyo lacag ay ku dhisaan dugsi ay caruurta wax ku baraan, manay jirin wax [...]
Qalinkii Al-Ustaad Aadam x. Baxnaan Xirsi Waxa Diyaariyey Iskuna Duba Riday - Duale Abdi Fuuraa Maxamoud Axmed Cali waxa uu dhashay sanadii 1903 waxaanu ku dhashay miyiga loo yaqaan Banaano halkaasoo uu ilaa 11-jirkiisii ku noolaa.Nolasha miyigu iskeedba waxay tobobar u tahay ilmaha ama qofka ku dhasha miyiga iyadoo baraysa hadii ay tahay gaajo,haraad, cadeed [...]
4:43 pm | Posted in
TAARIIKH |
Read More »
“….Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya, xaqiiqadu waxa ay tahay in hababkani ay yihiin qaar lagu soo bartay waayo-aragnimana lagaga kasbaday xanaftii iyo xanuunkii halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta Qaran ee SNM horseedka ka ahayd.” Maqaalka: Mugdiga Iftiin [...]
3:44 pm | Posted in
TAARIIKH |
Read More »
Wuxuu ahaa aqoonyahan wayn oo magac iyo maamuus-ba ku dhex-lahaa bulshada Reer Somaliland. Waxa uu ahaa shaqsi cibaadada Alle u degdega.
3:43 pm | Posted in
TAARIIKH |
Read More »
Taariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna wuu haybiyaa……Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil wadareedka lagu bartilmaamaysto Isir iyo Qoomiyad gaara oo aan waxba galabsan. sida caadiga ah wax kasta oo la qariyaA, wakhti kasta ha qaadatee wax badan ayaa la ogaadaa [...]
3:59 pm | Posted in
TAARIIKH |
Read More »
“Taariikhdu waxbay hagtaa dadkuna wuu haybiyaa….Waa lagama maarmaan in dhalinyarada iyo Jiilka soo kacaya lagu baraarujiyo oo la baro waxyaalihii keenay Halaagii, Xasuuqii iyo burburkii Somaliland iyo Somalia ka dhacay. Ciidankii Somalia ee la aasaasay markii Somalia Xornimada qaadatay, waxa ujeedadiisu ahayd in uu difaaco dalka iyo dadkiisa, laakiin nasiib-darro waxa loo adeegsaday oo lagu [...]
4:41 pm | Posted in
TAARIIKH |
Read More »