Home » Archives by category » XULASHADA OGAAL (Page 2)
“In Maamuus Ka Xayuubin Madaxtooyada Lagu Sameeyaa Waa waajib,Waayo Talladiiba Way Heehaabaysaa”

“Dalka Waxa Ka Dhacay Inqilaab Dadban Oo Gudoomiye Muuse Biixi Sameeyay, Markaa Waa In Baarlamaanku Waajibkiisa Guto” Hargeysa(Ogaal) Xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, oo garab ka helaya dhinacyo kale uu faro galiyay hawlaha dawladda, isagoo tilmaamay inuu hanaan inqilaab u muuqda ula wareegay awoodda madaxtooyada. Dhanka […]

Pin It
Continue reading …