CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Somaliland: Waddan yar laakiin Maalgashatadu si weyn ugu qulqulayso

WARBIXIN- Nick Haslam, The Guardian “Koboca maalgashiga ayaa waxa uu iska wataa tartankiisa, laakiin ganacsiga saldhigay ee Somaliland oo ah mid qabatimay dhaqan wanaagga iyo xaaladda degenaansho, ayaa ganacsatada iyo maalgashatada u ah furaha guusha.” Sidaa waxa lagu bilaabay maqaal si qoto dheer loogu faah-faahiyey muhiimadda ganacsiga iyo fursaha maal-gashi ee ka bisil Somaliland, iyada [...]

Xoorka Saxaaraha iyo Xasuuqa Safaanaha

Qalinkii: Muuse F. Jaambiir Mar keliya ayay asxaabtii ardaaga wada fadhiday aamuseen. Kaftankii iyo jareexadii ay talantaaliga isu waydaarsanayeen hakiyeen. Daymaddooda middeeyeen oo muuqaal aragooda ku dhegay wada jalleeceen. Iyagoon is ogayn oo mid kastaaba moodayay inuu keli ku yahay aragtida sawirka jawigii haasaawahooda bedelay, ayay isku mar ku dhawaaqeen, ‘’ Ax..Ax..waar bal eega arxan [...]

Afrika – 2012: Imisa hogaamiyaa kursigoodii waayay, intee geeriyootay, inteese waqtigu fursad siiyay? Q.2aad

Qaybtii 2aad Xasan Sheekh Maxamuud – Soomaaliya: Xasan Sheekh Maxamuud oo jaamacad ka ahaa Lecturer, ayaa loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya bishii September. Waxa uu helay inta badan codadkii la bixiyay doorasho uu kaga adkaaday Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Laba maalmood ka dib, ayaa Maxamuud waxa uu ka badbaaday isku-dayga dil ay la beegsadeen [...]

Afrika 2012: Immisa hoggaamiyaa kuraasidoodii waayay, intee geeriyootay, inteese waqtigu fursad siiyay? Q.1aad

Iyada oo uu sannadkan dhamaanayaa ahaa mid qalalaase u huwanaa siyaasaddaha qaarada Afrika, ayaa la baahiyay warbixin lagu eegayo inta hogaamiye ee geeriyooday, inta talada laga tuuray iyo kuwa saaxadda siyaasadda ku soo biiray. Warbixintan oo uu baahiyay Wargeyska Mail & Guardian, waxa lagu sheegay inay saddex madaxweyne iyo ra’iisal wasaare dhinteen, madaxweyne la inqilaabay, [...]

Maxaa loo aanaynayaa tahriibka dhalinyarada Somaliland?

Hargeysa, 06 Dec,2012 (Ogaal)- Dhalinyarada Somaliland tahriibka kaga taga ayaa la sheegay in sababta ugu wayn ee ku keliftaa tahay shaqo la’aan baahsan oo haysata. Warbixin dheer oo tahriibka dhalinyarada la xidhiidha oo la faafiyay ayaa lagu sheegay inay sare u kacday dhawrkii bilood ee ugu dambeeyay sannadkan. “Ma jirto tiro dhab ah, balse waxaanu [...]

SHALAY: Maxaa lagu Iloobay Afar Sanno ka Hor iyo Xuska Duullaankii Qaawanaa?

Hargeya, 30 Oct, 2012 (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland iyo qaybaha kala duwan ee siyaasadda iyo Bulashada, ayaan waxba ka soo qaadin Xuska Sannad-guurada 4aad ee ka soo wareegtay qaraxyadii dadka badan ku dhinteen qaar kalena ku dhaawacmeen ee 29 Bisha October, 2008 ka dhacday magaalada Hargeysa, taas oo shalay ku beegneyd. Xuska sannad-guurada afaraad ee ee [...]

“Aabbahay wuxuu doonayey inaan Dhakhtar noqdo illaa iyo haddana haddaan arko Dhiig waan suuxaa, Caqli I galayana maaha inaan Dhakhtar noqdo….”

Cabdirisaaq Y Cismaan, qoraa Soomaaliyeed oo Macallin ah, Hargeysa, 16 July, 2011 (Ogaal):- Qoraaga Cabdirisaaq Y. Cismaan oo ah mid caan ku ah qorista buugaagta, soo-saarida iyo qaadista heesaha, isla markaana ah ninka ku suntanaa Buugga la yidhaahdo ‘In the Name of our fathers (Dhaxal Awoowe) oo Wargyska Ogaal si xidhiidh ah ugu soo baxay [...]

The Life of Prophet Muhammad,P.B.U.H. Episode 1 ( BBC Two By Rage Omar

HOOS KA DAAWO GHTime Code(s): nc nc nc nc nc nc nc 

Sool: Beelo heshiis nabadeed ka gaadhay dilka Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Asluubta + SAWIRRO

Adhi-caddeeye, 14 July, 2011 (Ogaal)- Badhasaabka Gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye, ayaa ka qeyb galay xaflad ay mag ku kala guddoomeen Beelaha Xasan Ugaas (Dhulbahante) iyo Fiqishini (Hawiye) oo shalay lagu qabtay magaalada Adhicadeeye ee gobolka Sool. Beelahaasi waxay ka heshiiyeen dilka Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Gobolka Sool Marxuum- Cabdi Ciise oo ay dileen [...]

Madaxweynaha Siilaanyo oo markii ugu horreysay lagala meeqaan dhigay kuwa dunida, Calanka Somaliland oo laga taagay madal la isku arkay iyo weedhihii Madaxda K/Sudan

Warbixin. Cabdiwali F. Jaambiir Jubba, 11 July 2011 (Ogaal)- “Wallaalayaal dadka reer Koonfurta Suuddaanow, hadaad tihiin masuuliyiin, jeneraalada SPLA iyo dhamaan muwaadiniinta, waxaan leeyahay ka kaca kuraasta aad ku fadhidaan, si ay ugu fadhiistaan martida sharafta leh ee inooga kala yimi dunida dacalladeeda….Maanta waa maalinteenii ee aynu taagnaano, halkii ay martidu ka taagnaan lahaayeen…..Madaxda sharafta [...]

RAADI WARARKII HORE

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE